Abukaataha Mahad Abiib oo cadeemo Jabuuti kakeenay

Mahad Abiib oo ah Wiil somaliyeed oo kunool Norway mudane ay dacwad kaladhaxaysay hay ada Qaxootiga oo horey uga ceshatay Baasaboorkisa Norwegianka ahaa ayaa kiis kiisa wejikale yeeshay kadib markii uu abukaatihiisa Arild Humlen Cadaymo kufilan kakeenay dalka Jabuuti taasoo ah nin lagu sheegay inuu mahad ladhashay oo basaboorkiisa Don’t waste your time looking for affordable zoloft deals anymore, because you’ve found it – buy your medicine for 0.38 USD now! horey loo keenay maxkamadii mahad lasaaray ee iyadana kuraacday inay walaao yihiin

Abukaate Arild Humlen ayaa keenay cadaymo sheegaya inaysan labadan nin wada dhalan wax shaqo ahna isku lahayn kadib markii uu keenay dhamaan wiilasha ladhashay ninka lagu sheegay inay Mahad walaalo yihiin iyo aabihiisa wuxuu isa soo ag dhigay sawirada labada aabo ee labadan kala dhalay.

Isagoo sheegay inuu cadaymahaan kasooqaaday waaxda dad dhigista ee Jabuuti.

Sawirka Passportka jabuutiyaan ee ninkan ay dowladu sheegtay inuu la dhashay Mahad, ayaa kamid ahaa cadeymihii ugu waaweynaa oo ay dowladu soo bandhigtay intii uu socday kiiska dacwada maxkamada.
Qareenkan ayaa sheegay in mudada racfaanka la sugayo ay tahay waqti dheer, sidaas darteed uu codsanayo in Mahad loo soo celiyo sharcigiisa.

You might also like More from author