Isarasaaseyn labo maleeshiyo ku dhexmartay Sh/hoose.
This article was Published at: 01-01-1970 and has been viewed 148 times
Isarasaseeyn dhimasho iyo dhaawac sababtay ayaa labo maleeshiyo beeleed oo muran biyo ah uu u dhexeeyay ku dhexmartay deegaano ka tirsan gobolka Sh/hoose.

Isaraaseeyn  u dhexeeysay labo Maleeshiyo Beeleed oo wada dega deegaanka Qod qodoow ee gobolka Sh/hoose ayaa waxaa ay sababtay dhimasho iyo dhaawac kaddib markii dagaalkooda uu ka dhashay biyo deeq ah oo la gaarsiiyay deegaankaasi.

Inta la hubo waxaa israsaaseyntaasi ku nafwaayay 1-ruux waxaana dhaawacyo kala duwan ay ka soo gaareen 3-qof oo 2-ka mid ah ay xaaladooda wanagsan tahay halka midka kale dhaawaciisa oo cuslaa loo soo qaaday Cusbitaalada Magaalada Muqdisho sida ay saxaafadda u xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka deegaankaasi ku dhaqan.

Deegaankani ay israsaaseynta ku dhex martay labada maleeshiyo ayaa waxaa uu ka mid yahay deegaanada ay ka jiraan biyo la'aanta taasi oo aysan dabooli Karin biyo loogu dhaamiyo Booyado.

Ku dhawaad 2-sano ayeysan ka di'in wax roobab ah deegaankaasi oo dadka ku nool ay noloshooda ku tiirsan tahay beeraha waana tan keentay in ay ku dagaalamaan biyaha loogu dhaamiyay booyado.

Waa markii ugu horeeysay ee israsaaseyn sidan oo kale ah ku dhex marto deegaankaasi dadka ku nool oo ku diriray biyo dhaaminta.

COMMENTS ( No Comments available )
Page
 

Your e-mail :

Your Comment:




 
ARTICLES
Live Radio Codka Nabada
Saturday, August 14 2010
Kutabey iyo Nimco Dareen
Tuesday, August 10 2010
CALAAMADAHA UURKA BILAWGA AH
Sunday, August 01 2010
INTERVIEWS
SOMALI LINKS
4somaliwomen
Allwariye
Alxaq
Balcad
bbc
Burtinle
Buurta
Caliyaale
Camaloow
Ceelbuur
Ceelbuur
Ceelderaad
Ceelqaboobe
dalkanews
Dhagaxtuur
Falaar
Garowe
Gedo
Gedonet
Halgan
Hamarey
Hiiraamweyn
Hiiraan
Hilinkatoosan
Hillaac
hobyo
Horn Afrik
Jowhar
Jowharonline
Laascaanood
Maaryaa
Mareeg
Mareeg
Marka Cadey
Markacadeey
Miisaanka
Mudulood
Onkod
Qaadisiya
Qaranimo
Raxanreeb
Saafiflims
Saaxil
Saxafa
somaliatoday.net
somalifan
Somalitalk
© Copy Right 2010 www.balcad.com | All Rights Reserved
Site Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.