Dowladda Imradka carabta aya sheegta
This article was Published at: 16-04-2009 and has been viewed 379 times
Dowladda Imaaraadka carabta ayaa sheegtay in sanadkaani ay si weyn u kordheen xoolaha Soomaalida ee Imaaraadka loo iib geeyo.

Agaasimaha waaxda Canshuuraha iyo Dekedaha dowlada Imaradka Carabta Max'ed Cabdala Al Mahrisi ayaa sheegay in tirada Xoolaha Soomaaliya ee laga dhoofiyo baaritaan Caafimaad lagu sameeyay kadib markii la marsiiyay Kawaan Xoola Qaleen ah oo ku yaala magaalooyinka Barbara iyo Boosaaso  ay gaareen 250-kun oo neef.

Max'ed Cabdala waxaa uu sheegay in taasi ay suurto galisay labo Kawaan xoolo qal oo ay ka hir galiyeen Magaalooyinka Boosaaso iyo Barbara ee dalka Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in tirada xoolaha ee loo iib geeyo Suuqyada Dalka Imaraadka Carabta iyo wadamada Qalijka ay si weyn u koradheen biloowgii sanadkani.

Max'ed Cabdala Al Mahrisi Agaasimaha waaxda Canshuuraha iyo Dekedaha dowlada Imaradka Carabta waxaa uu intaasi raaciyay in xoolaha Soomaalida ee la geeyo Dalka Imaraadka Carabta loo sii iib Geeyo wadamada Kale ee Qaliijka ayna sii kordhin doonaan ka ganacsiga xoolaha Soomaalida.

COMMENTS ( No Comments available )
Page
 

Your e-mail :

Your Comment:




 
ARTICLES
Live Radio Codka Nabada
Saturday, August 14 2010
Kutabey iyo Nimco Dareen
Tuesday, August 10 2010
CALAAMADAHA UURKA BILAWGA AH
Sunday, August 01 2010
INTERVIEWS
SOMALI LINKS
4somaliwomen
Allwariye
Alxaq
Balcad
bbc
Burtinle
Buurta
Caliyaale
Camaloow
Ceelbuur
Ceelbuur
Ceelderaad
Ceelqaboobe
dalkanews
Dhagaxtuur
Falaar
Garowe
Gedo
Gedonet
Halgan
Hamarey
Hiiraamweyn
Hiiraan
Hilinkatoosan
Hillaac
hobyo
Horn Afrik
Jowhar
Jowharonline
Laascaanood
Maaryaa
Mareeg
Mareeg
Marka Cadey
Markacadeey
Miisaanka
Mudulood
Onkod
Qaadisiya
Qaranimo
Raxanreeb
Saafiflims
Saaxil
Saxafa
somaliatoday.net
somalifan
Somalitalk
© Copy Right 2010 www.balcad.com | All Rights Reserved
Site Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.