Random Media
Advertisement


Movie of the day
CABDI FITAAX YARE
CABDI FITAAX...
Expires
17-05-2012 20:31 » [ more ]
Users Online
Guests Online: 176

Members Online: 0

Total Members: 4
Newest Member: Ahmed
Somali Links
Martidoon.com62
Qarandoon.com75
Riwaayado.net63
Advertisement
Wararka Maanta
Gudoomiyaha Barlamaanka Shariif Hassan iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo.
17-05-2012
Dowlada KMG oo sheegtay in Shirka Odayaasha in uu gabo gabo ku dhow yahay. " & Xoosh oo hadlay"
17-05-2012
Aqoonyahan Soomaaliyeed oo Sheegay in Dowlada KMG ay ku fashilantay Barnaamijka Roadmap-ka.
17-05-2012
Saraakiil Alshabaab ah oo ay Miino ay kula qaraxday Ceelbuur xili ay saarnaayeen Gaari.
17-05-2012
Maxaa isku xiray Shirka Istanbuul iyo Kan ka socda Magaalada Muqdisho. "Xog dhinacyo badan taabaneeysa".
17-05-2012
Qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Mombasa oo dad badan oo looga shakiyay loo qabqabtay.
17-05-2012
Nin sheegay in Sawirkiisa la adeegsado marka laga hadlaya Amiirka Alshabaab Ahmed Godone."XOG"
16-05-2012
Maxkamadeeynta General Mahamed Ali Samatar oo ka bilaabaneyso mar kale Wadanka Mareeykanka.
16-05-2012
Ciidamo kawada tirsan Dowlada KMG oo ku dagaalamay Magaalada Caasimadda Muqdisho.
16-05-2012
Faah faahin dheeri ah oo ka soo baxeeyso Qaraxii ka dhacay Magaalo Xeebeeydka Mombassa. "Warbixin"
16-05-2012
Kooxda Burcad Badeeda Soomaalida oo ay ka soo yaartay Hanjabaad xoogan. "Warbixin"
16-05-2012
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo ka digtay in ay dib u dhacdo Doorashada Bisha Augosto.
16-05-2012
Odayaashii Dhaqanka ee Reer Puntland oo Shuruud ku xiray in ay dib ugu soo laabtay Shirka Odayaasha.
16-05-2012
Dowlada KMG oo si buuxda u shaacisay in ay Gacanta ku heeysa Ergayda ansaxineeyso Dastuurka.
16-05-2012
Faah faahin dheeri ah oo ka soo baxeeyso Dagaal ka dhacay Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo.
16-05-2012
Halkaan ka Daawo Shirkii Jaraa'id uu ku qabtay Madaxweyne Shariif Xarunta Golaha Q.M ee New York.
16-05-2012
Odayaashii reer Puntland ee isaga baxay Maanta Shirka oo ka dagay Daqiiqado ka hor Garoowe.
15-05-2012
Ciidamo uu horkacaya Col Barre Aadan Shire Hiiraale oo gaaray Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
15-05-2012
DEG DEG AH: Odayaasha Dhaqanka reer Puntland oo sheegay in ay ka baxayaan Shirka ka socda Muqdisho.
15-05-2012
Midowga Yurub oo sheegay in ay ka soo horjeedaan damaca in Dowlada KMG ay waqtiga kororsato.
15-05-2012
Ciyaaraha & Dhacdooyinka
Shinji Kagawa: "Aniga iyo Macalinka Kooxda Man Utd waan wada hadalnay waxaana laga yabaa..."
16-05-2012
Maxaa ka jira Wararka Sheegaya in Yaya Toure in uu isaga Tagi rabo Kooxdiisa Man City.
16-05-2012
Rio Ferdinand oo laga saaray Ciyaartooyda England uga qeyb galeeyso Koobka Euro 2012-ka.
16-05-2012
Antonio Cassano oo cod dheer ku sheegay in uu doonaya in uu ka fariisto Kubadda Cagta.
16-05-2012
Xiriirka Kubada Cagta Wadanka Spain oo Abaal marino gudoonsiiyay Xidigihii ugu Fiicnaa Horyaalka La Liga.
16-05-2012
Juventus & Milan kooxdii Seddexeeyn laheyd oo Dagaal culus uu ka jiro. "Warbixin"
12-05-2012
Lionel Messi oo lagu eedeeyay inuu erayo cunsuriyad ah ku dhahay Royston Drenthe.
12-05-2012
Dhalinyarada Soomalida Ah Ee Dabaqyada Sare Iska Soo Tuureysa Oo Kusoo Badanaya Norway.
10-05-2012
Ileen Dumarka qaar waa baahalo. "Qiso Xanuun iyo Naxdin Badan".
08-05-2012
Kooxda Inter oo Xalay soo Afjartay rajadii Kooxda Ac Milan ee Horyaalka.
07-05-2012
Yaya Toure Oo Diiday Abaalmarinta Man of the Match Kulankii City vs Newcastle.
07-05-2012
Laba Manchester oo guulo isugu jawaabay.
07-05-2012
Di Metto oo ka jawaab Su'aalo la xiriira Mustaqbalkiisa Kooxda Chelsea?
06-05-2012
Maxaa Kala Socotaa Kulanka Derby della Madonnina, ee Inter Iyo Ac Milan?
06-05-2012
Kooxda Chelsea oo markii 7-aad ku guuleeysatay Koobka FA CUP.
06-05-2012
Tababare Mourinho & Zidane oo ay ka dhex tolan tahay. "Sababta Maxeey tahay"
06-05-2012
Xulka Wadanka Faransiiska oo ka xumaaday Jabka Bacary Sagna.
06-05-2012
Arsene Wenger Oo Kulankiisi 900-aad U Hogaami Doona Kooxdiisa Arsenal Maanta.
05-05-2012
Man Utd oo qarka u saaran in ay lasoo wareegto kubad sameeyaha Dortmund.
05-05-2012
Roberto Mancini oo ka walwalsan Horumarka Papiss Cisse.
05-05-2012
Gudoomiyaha Barlamaanka Shariif Hassan iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo.
|17.05.12 | Views: 165 | 0 Comments | Print |
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Sh.Aden iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
Read More
Dowlada KMG oo sheegtay in Shirka Odayaasha in uu gabo gabo ku dhow yahay. " & Xoosh oo hadlay"
|17.05.12 | Views: 308 | 0 Comments | Print |
Wasiirka Dastuurka iyo arrimaha Fedaraalka XKMG ah, C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay in shirka odayaasha dhaqanka ee ka socda Muqdisho uu soo gaaray heer gabagabo, dhawaana la soo bandhigi doono dastuurka la doonayo in loo sameeyo Soomaaliya.
Read More
Aqoonyahan Soomaaliyeed oo Sheegay in Dowlada KMG ay ku fashilantay Barnaamijka Roadmap-ka.
|17.05.12 | Views: 242 | 0 Comments | Print |
Pro. Ibraahim Muuse Heero oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa waxa uu sheegay in dowladda KMG Soomaaliya ay ku fashilantay fulinta Roadmap-ka oo ka kooban amaanka, dib u heshiisiinta, dowlad wanaaga iyo sidoo kale dastuurka.
Read More
Saraakiil Alshabaab ah oo ay Miino ay kula qaraxday Ceelbuur xili ay saarnaayeen Gaari.
|17.05.12 | Views: 286 | 0 Comments | Print |
Taliyaha ciidamada Ahlu Sunna ee degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa waxa uu sheegay in gaari ay wateen Saraakiil iyo ciidamo ka mid ah Al Shabaab ay miino kula qaraxday halkaasi.
Read More
Maxaa isku xiray Shirka Istanbuul iyo Kan ka socda Magaalada Muqdisho. "Xog dhinacyo badan taabaneeysa".
|17.05.12 | Views: 627 | 0 Comments | Print |
Iyadoo bisha June ee soo socota dalka Turkiga loogu ballansan yahay in lagu qabto shir aad u ballaaran oo arimaha wadanka Soomaaliya looga hadlayo ayaa haddana waxaa soo baxaya walaac beesha caalamka ka muujineyso natiijada laga fili karo shirarka Soomaalida ee hadda ka socda gudaha dalka.
Read More
Qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Mombasa oo dad badan oo looga shakiyay loo qabqabtay.
|17.05.12 | Views: 209 | 0 Comments | Print |
Booliska Kenya ayaa xiray nin looga shakiyay in uu ka qeyb qaatay qarax bambaano oo Talaadadii ka dhacay baar lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Mombasa.

Read More
Nin sheegay in Sawirkiisa la adeegsado marka laga hadlaya Amiirka Alshabaab Ahmed Godone."XOG"
|16.05.12 | Views: 1265 | 0 Comments | Print |
Shuuke C/raxmaan ayaa waxa uu sheegay in sawirkiisa la adeegsado marka laga hadlayo Hogaamiyaha Al Shabaab Sheekh Muqtaar Abuu Zubeyr.
Read More
Maxkamadeeynta General Mahamed Ali Samatar oo ka bilaabaneyso mar kale Wadanka Mareeykanka.
|16.05.12 | Views: 891 | 0 Comments | Print |
Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladii dhexe marna soo noqday wasiirka Gaashaandhiga Max’ed Cali Samatar oo loo haysto dambiyo ka baxsan bini’aadanimada oo uu gaystay xilihii dowladii Siyaad Barre ayaa waxa ay Maxkamdeyntiisa ka bilaabatay dalka Maraykanka .
Read More
Ciidamo kawada tirsan Dowlada KMG oo ku dagaalamay Magaalada Caasimadda Muqdisho.
|16.05.12 | Views: 297 | 0 Comments | Print |
Ciidamo ka kala tirsan booliska iyo nabad sugida dowladda ayaa maanta iska horimaad mudo kooban socday waxa uu ku dhexmaray degmada Wardhiiglay ee magaalada Muqdisho.
Read More
Shinji Kagawa: "Aniga iyo Macalinka Kooxda Man Utd waan wada hadalnay waxaana laga yabaa..."
|16.05.12 | Views: 220 | 0 Comments | Print |
Ciyaaryanka kooxda Borussia Dortmund Shinji Kagawa ayaa xaqiijiyay in uu wadahadal la yeeshay tababaraha Kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson.
Read More
Maxaa ka jira Wararka Sheegaya in Yaya Toure in uu isaga Tagi rabo Kooxdiisa Man City.
|16.05.12 | Views: 363 | 0 Comments | Print |
Wakiilka Ciyaaryahan Yaya Toure oo khadka dhexe uga ciyaara Manchester City ayaa diyaar u ah in ay dhagaystaan dalabyada u imaanaya xidigan iyo in uu dib ugu laabto kooxdiisii hore ee Barcelona
Read More
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Advertisement
<
Latest Media
Cusbo (Somali Short...
[07-05-2012 00:21]
AMINA DHOOL & CABDI...
[06-05-2012 20:16]
BALAD WEYNE 2012
[06-05-2012 20:11]
Jiririco 2012 Offic...
[05-05-2012 00:46]
CABDI FITAAX YARE
[04-05-2012 20:20]
name