Ururka EuroSom Oo Lacago Uu Lunsaday U Burburay.
Ururkii EuroSom oo ay ku midoobeen ururo ka dhisan wadamada Sweden, Denmark, Finland, Belguim, Holand iyo UK ayaa gabi ahaanba burburey kadib markii khilaaf xoogan kale soo dhax galay ururadii ka wada tirsanaa dalada EuroSom.... - 17 Apr 2009 |
|
Abkow oo Xafiiskiisii laga eryay.
Odayga rug cadaaga ah ee gudiga Olympic soomaaliyeed ee GOS mudada dheer soo maamulayay ee C/qadir Ibrahim Gacal (Abkow) ayaa xafiiskii uu ku lahaa xarunta GOS laga soo raacdeeyay kadib markii ninka ay ku dagaalameen doorashadii looga adkaaday uu qalabkiisii banaanka ugu soo tuuray.... - 17 Apr 2009 |
|
Xarun cilmi baaris Ciyaartoy oo la furey.
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey oo ay ka soo qeyb galeen qaar ka tirsan xiddigihii caanka ahaa ee qeybaha kala duwan sportiga dalka soomaliya ayaa waxaa ay ka dhacdey magaaladda muqdisho.... - 17 Apr 2009 |
|
Calanwade badbaadiyey ciyaaryahan Bulgerian ah.
Calanwadaha lagu magacaabo Plamen Georgiev ayaa ku guuleeysatay in uu badbaadiyo nolosha ciyaaryahanka qadka dhexe ee xulka Bulgaria ninka lagu magacaabo Georgi Iliev kadib markii uu carabka liqay inti ay socotay ciyaar ka tirsaneyd horyaalka dalka.... - 17 Apr 2009 |
|
Kulankii Chelsea iyo Liverpool oo noqday kulan mucjiso ah.
Fabio Aurelio iyo Xabi Alonso oo uwada ciyaara kooxda Liverpool ayaa kaga naxsaday kooxda Chelsea iyo taageerayaasheeda laba gool oo deg deg ah, iyadoo Aurelio oo daqiiqadii 19-aad laad xor ah ka dhaliyey goolhaye Cech, halka Alonso uu isna rigoore ka dhaliyey taasoo ciyaarta qeybteedii hore lagu kala nastay 0 - 2 ay Liverpool ku hogaaminaysay.... - 17 Apr 2009 |
|
Sir Alex Ferguson oo la dardaarmay kooxdiisa.
Tababaraha ugu qabiirsan tababarayaasha caalamka Sir Alex Ferguson ayaa kooxdiisa Manchester United kula dardaarmay inaay u ciyaaraan si karti badan oo u dhiganta kulankii Semi Finalka sannadii 1999-kii ay gurigooda ku quusiyeen kooxda Juventus.... - 17 Apr 2009 |
|
Man United iyo Arsenal oo usoo gudbay Semi Finalka.
Laad qurux badan oo sida madfac laganay oo kale ahaa oo ugu yaraan goolka FC Porto u jirtay 40 Mitir oo uu dhaliyey Crisitiano Ronaldo ayaa ku filnaatay inaay kooxda Manchester United usoo gudubto ciyaarta Semi Finalka Koobka Horyaalada Qaarada Yurub.... - 17 Apr 2009 |
|
|
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 Next |
|
 |
 |
ARTICLES |
|
|
INTERVIEWS |
|
|
SOMALI LINKS |
|
|