Author: admin

(Sawirro) Wasiirada A/dibeda Midowga Afrika oo ku shirsan Nairobi & Somalia oo..

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS mudane, Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Nairobi uga qaybgalay shirka Wasiirrada arrimaha dibeda ee Midowga Afrika oo socon doona July 13-14. “Waxaan shir guddoomiyay kulanka Guddiga Wasiirrada Arrimaha Dibadda Midowga Afrika ee Musharaxnimada Ururrada Caalamiga ah” ayuu yiri Wasiirka Abshir Cumar Jaamac. In Soomaaliya loo doortay guddoomiyaha guddigan heer wasiir ee […]

Back To Top