Saxafi Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Shil gaari oo ka dhacay Garoowe.
This article was Published at: 16-04-2009 and has been viewed 390 times
Shilka gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac 4-ruux oo midi saxafi uu yahay ayaa ka dhacay Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland.

Shilkaani gaari ayaa waxaa ku dhintay labo ruux oo mid ka mid ah uu ahaa saxafi ka howlgalayay Magaalada Garoowe  kaasoo  wakiil ugu ahaa Idaacada ku taala Magaalada Gaalagacyo magaalada Garoowe, iyadoo ay ku dhaawacmeen labo kale kadib markii gaari nuuca Soomaalidu ay u taqaan Sufraha uu la rogmaday.

Saxafiyiin ku sugan Magaalada Garoowe ayaa  sheegay in ay wanaagsantahay Xaaladda labada  ruux ee dhaawacantay, waxaana arintaani ay naxdin farabadan ku beertay saxafiyiinta ku dhaqan gobolada Puntland.

Shilalka inta badan ka dhaca wadooyinka soo gala Magaalada Garoowe oo soo noq noqday ayaa waxaa loo sababeeyaa bur burka wadooyinka oo halkaasi aad ugu badan iyo wadayaasha oo aan qibrad fiican u lahayn wadista gawaarida.

COMMENTS ( No Comments available )
Page
 

Your e-mail :

Your Comment:




 
ARTICLES
Live Radio Codka Nabada
Saturday, August 14 2010
Kutabey iyo Nimco Dareen
Tuesday, August 10 2010
CALAAMADAHA UURKA BILAWGA AH
Sunday, August 01 2010
INTERVIEWS
SOMALI LINKS
4somaliwomen
Allwariye
Alxaq
Balcad
bbc
Burtinle
Buurta
Caliyaale
Camaloow
Ceelbuur
Ceelbuur
Ceelderaad
Ceelqaboobe
dalkanews
Dhagaxtuur
Falaar
Garowe
Gedo
Gedonet
Halgan
Hamarey
Hiiraamweyn
Hiiraan
Hilinkatoosan
Hillaac
hobyo
Horn Afrik
Jowhar
Jowharonline
Laascaanood
Maaryaa
Mareeg
Mareeg
Marka Cadey
Markacadeey
Miisaanka
Mudulood
Onkod
Qaadisiya
Qaranimo
Raxanreeb
Saafiflims
Saaxil
Saxafa
somaliatoday.net
somalifan
Somalitalk
© Copy Right 2010 www.balcad.com | All Rights Reserved
Site Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.