Dibadbax looga cabanayo biyo la'aan oo ka dhacday degmada Dayniile.
This article was Published at: 16-04-2009 and has been viewed 236 times
Dibadbax looga cabanayo biyo la'aan la soo deristay dad dhibaateeysan oo ka ku nool degmada Dayniile ayaa ka dhacay gudaha degmadaasi.

Dadweyne kor u dhaafaya boqolaal ruuxoo ka  mid ah dadka barakaca ku ah deegaanada hoos taga degmada Dayniile ayaa waxaa ay isugu soo bexeen deegaanka Bangala ee degmadaasi  kuwaasi oo cabasho ka muujinayay biyo la'aan la soo deeristay.

Dadkani oo isugu jira caruur, haween iyo dad da'ah oo qaarkood araga la'a oo ay xiligani soo wajahaday dhibaatooyin dhanka nolosha ah ayaa waxaa ay sheegeen in aysan helin wax gargaar ah, tiiyoo ay iminka ugu darsoontay biyo la'aan soo food saartay.

Qeylo dhaanta ka soo yeertay dadkani ku dhaqan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay ku soo aadeeysaa xilli inta badan gobollada Dalka ay ka jiraan dhibaato dhanka biyaha ah  oo dadka iyo duunyadu ay ku nafwaayeen.

COMMENTS ( No Comments available )
Page
 

Your e-mail :

Your Comment:




 
ARTICLES
Live Radio Codka Nabada
Saturday, August 14 2010
Kutabey iyo Nimco Dareen
Tuesday, August 10 2010
CALAAMADAHA UURKA BILAWGA AH
Sunday, August 01 2010
INTERVIEWS
SOMALI LINKS
4somaliwomen
Allwariye
Alxaq
Balcad
bbc
Burtinle
Buurta
Caliyaale
Camaloow
Ceelbuur
Ceelbuur
Ceelderaad
Ceelqaboobe
dalkanews
Dhagaxtuur
Falaar
Garowe
Gedo
Gedonet
Halgan
Hamarey
Hiiraamweyn
Hiiraan
Hilinkatoosan
Hillaac
hobyo
Horn Afrik
Jowhar
Jowharonline
Laascaanood
Maaryaa
Mareeg
Mareeg
Marka Cadey
Markacadeey
Miisaanka
Mudulood
Onkod
Qaadisiya
Qaranimo
Raxanreeb
Saafiflims
Saaxil
Saxafa
somaliatoday.net
somalifan
Somalitalk
© Copy Right 2010 www.balcad.com | All Rights Reserved
Site Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.